Ilaalada Axmed Madoobe oo Dhoolo tus cajiib ah ku sameeyay Dhuusomareeb (Sawirro)

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa ku sugan ciidamo kala duwan oo ay wataan Madaxda maamul goboleedyada dalka ee ku shiraya magaaladaasi . Ciidamada ilaalinaya Madaxda maamul goboleedyada ayaa la sheegay in tiro ahaan iyo tayo ahaanba kala duwan yihiin, waxaana ciidamada ugu badan magaaladaasi la tagay Madaxda Puntland iyo Jubbaland. Ilaalada gaarka ah … Continue reading Ilaalada Axmed Madoobe oo Dhoolo tus cajiib ah ku sameeyay Dhuusomareeb (Sawirro)